Munaasabad balaaran oo ardaydaas qalinjebineysey oo ay tiradoodu ahayd 86 lagu sagootinayey ayaa ka dhacday gudaha xarunta dhexe ee dugsiyada Imamu Nawawi ee magaalada Boosaaso. Ugu horeyn waxaa munaasabadaas ka hadlay maamulaha dugsiga sare ee Imamu ...